Announcements

Siyaasiga C/raxmaan C shakuur Warsame oo ah Hogaamiyaha xisbiga wadajir ayaa Madaxtooyada Soomaaliya kula kulmay Ra’isul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya.

Ra’isul …

Full Article

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Caawa kulan la qaatay Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi …

Full Article

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahadceliyey Xildhibaannada Golaha Shacabka kalsooni-siinta iyo ansixita Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda …

Full Article

Xildhibaanada Golaha shacabka Soomaaliya ayaa Codka kalsooniyada siiyay Ra’isul wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxaana codka siiyay …

Full Article

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta horgeynaya Golaha Shacabka Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, si codka …

Full Article

Ra’iisul wasaaraha magacaaban Maxamed Xuseen Rooble ayaa la horgeynayaa maalinta berri ah Xildhibaanadda Golaha Shacabka oo kulan ku leh xaruntooda …

Full Article

Sii hayaha Ra’iisulwasaraha XFS mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa guddoomiyay shir u dhexeeyay DFS iyo wakiillada beesha Caalamka oo …

Full Article

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan wadajir ah la qaatay Madaxda Dowlad-Goboleedyada, Guddoonka Labada Aqal ee …

Full Article

Hoteel ku yaala isgooska ceelgaabta ee Muqdisho una dhaw Kontaroolka Laga ilaaliyo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Laga helay Maydka Sarkaal ka …

Full Article

Xubnaha Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya ayaa Warsaxaafadeed kasoo saaray heshiiskii doorasho oo ay Muqdisho ku gaareen Madaxweyne Farmaajo, …

Full Article