Announcements

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY DHAKHAATIIRTA LA TACAALAYA CUDURKA COVID-19

Muqdisho, May 7, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed …

Full Article

Xildhibaan Sahro Cumar Maalin oo ka mid ah xildhibaanada Golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta ka hadashay Arima ay ka mid …

Full Article

Muqdisho waxaa Maanta ka dhacay shirweyne Looga soo Horjeedo xil ka xayuubin dhawaan la sheegay in Lagu sameeyay Nabadoon Maxamed …

Full Article

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray Jidka Tarabuunka oo halboowle u ah isu socodka Caasimadda, si …

Full Article

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya oo howlgal Qorsheysan ka fuliyay degaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa dilay xubna ka tirsan …

Full Article

Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaaka Galmudug oo ka Qeyb noqday dadkii Maanta demiyay dabkii dhuusamareeb.

Xildhiban Abdullahi Gallibaax oo ka Mid ah …

Full Article

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho  Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay safiirka Midowga …

Full Article

Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa qoraal kooban ka soo saartay kulankii shalay dhex maray Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo …

Full Article

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa Maanta Loo daabulayaa Magaalada dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.

50 Askari ayaa diyaarad …

Full Article

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Magaalada Muqdisho Kula Kulmay Xildhibaannada labada aqal ee Dowladda Federaalka Soomaaliya islamarkaana  …

Full Article