October 22, 2016 | Posted by admin

madaxwaynaha dowlada  soomaaliya xasan shiikh maxamuud iyo wafdi la socaday ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimada soomaaliya.

Madaxwaynaha ayaa ka qayb galay Khud badna ka jeediyay Caleema Saarka madaxada Hirshabeele.

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka soomaaliya iyo wasiiro iyo sidoo kale Masuuliyiinta Maamul Gobaleedyada ayaa Maanta ka qayb galay caleema saarka lagu qabtay Magaalada Jowhar ee Xarunta u ah Xirshabelle.

Maxmed Daacad Muqdisho.

COMMENTS