August 14, 2017 | Posted by admin

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa lagu magaacabay Afhyeenka Ciidamada Xoogga Dalka, waxaana loo magacaabay Dhamme C/laahi Iimaan Ceynte oo sidoo kale ah Agaasimaha Guud ee Idaacadda Ciidamada Qalabka Sida

Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Taliyaha ayaa ku Taariikheysneyd 02-08-17

Halkaan Hoose ka Aqriso Magacaabista Afahyeenka Ciidamada Xoogga Dalka Somaaliya:

warqad

 

COMMENTS