May 24, 2017 | Posted by admin

Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa Maanta Qalab Ciidan ka Gudoomay.

Taliyaha ciidanka boliiska dalka ganaral cxakiin Daahir Saciid saacid ayaa maanta dowlada Japan ka gudoomay deeq ay soo dhiibtay Dowlada Wadankaasi.

Bosliika Soomaliya ayaa  Qalabka Ciidan oo ay LA wareegeen waxaana uu tahay mid ka kooban gaadiid kala duwan iyo Mootooyin year yar ,

Madasha Qalabkaasi lagu wareejinayo waxaa Goob joog ahaa Wasiir ku xigeenka Wasaarada amniga dalka iyo Xubna kale.

FB_IMG_1495618420595 FB_IMG_1495618440621FB_IMG_1495618390162

COMMENTS