March 9, 2012 | Posted by admin

DUHUR-Eedeyn aan sal iyo baar laheeyn, isla markaasna ku qotonta siyaasad guracan, waxaana ka danbeeya rag xukun doon ah, ayagoo u adeegsanaaya Wargeeysyada qaaaska loo leeyahay kuwaas oo aan ka fiirsan waxa ay qorayaan

Waxgaradka ka soo jeeda Beesha hadaan nahnay waxaan ugu digeeynaa dadka warxuma tashiilka ah ee raba in Umada Soomaaliyeed kala fogeeyaan waxaan leenahnay sidaas xukun looma jiriyo.

Beesha waxay ka qeybgashay Dagaalo badan oo looga soo horjeeda kooxda Alshabaab waxeyna ka qaateeyn qeyb laxaad leh afgambigii lala rabey in lagu afgambiyo DKMG sanadkii 2009-2010, ayidoo beesha noqotey halboolihii DKMG.Lacagta la shegayo waa been abuur ka dambeeysa Siyaasad.

Waxaan usoo jeedinaynaa Raga warxumo tashiilka ah iney joojiyaan aflagaadada iyo naceebka Ummada, waxaan la joogaa waqtigii laga gudbi lahaa Qabyaalada na aafeeysey 20 kii sano ee la soo dhaafey.

Waxaan saxaafada soomaaliyeed uga digeeynaa ama usoo jeedineeynaa iney ka qeybgalaan halganka midnimada Soomaaliyeed, isla markaasna ay iska fogeeyaan Qabyaalada.

COMMENTS