April 27, 2017 | Posted by admin

Beesha Celi Agoonyar oo ka mid ah Beelaha Soomaaliyeed kana Tirsan Abgaal ismaan ayaa Maanta Muqdisho ku caleema Saaray Nabadoon.

Munaasabada lagu Caleema saarayay Waxaa ka soo qayb galay Odayaal, Waxgarad, Siyaasiin, Cuqaal iyo Qaybaha Bulshada.

Dadkii Ka soo qayb galay ayaa la dhacsanaa Caleema Saarka Nabadoona Beesha Celi Agoonyar oo Muqdisho Lagu Caleema saaray.

Beesha agoonyar Gaaban ayaa Caleema Saartay Nabadoon Ciise Shiikh Cabdi oo Maanta wixii ka dambeeya Noqonaya Nabadoonka Celi Agoonyar.

” Munaasabada inta ay socotad Dadkii Halkaasi hadalada ka jeediyay ayaa sheegay in ay ku faraxsan yihiin in La caleema saaro Nabadoon Ciise Shiikh oo ah Ruux aad uwanaagsan.

“Nabadoona Ciise Shiikh Cabdi oo Ugu Dambeyn Ka hadlay Munaasabada Caleema Saarka ayaa sheegay in uu Mideen doono Dhamaan Beesha agoonyar gaabane islamarkaana uu u shaqeen Doono si eex la.aan ah Sida laga dhedhan san karayay Hadaladii uu Maanta Munaasabada Ka jeediyay.

Si kastaba Ha ahaatee Beeshaan Agoonyar  ayaa ah Beel inta badan Degta Gobalka Sh/dhaxe Waaana Beesha uu ka soo jeedo Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Rag kale oo Culumaa”udiin ah.

Maxamed daacad Muqdisho.

[email protected].

COMMENTS