April 27, 2017 | Posted by admin

Isbahaysiga Mucaaradka ee Dalka kenya laguna Magacaabo NAASA, ayaa maanta dalka kenya ka dhigi Doona isu soobax ay ku doonayaan in ay doortaan Ruuxa ku haboon oo dalkaasi madaxwayne ka noqon lahaa.

Xubnaha ugu waa wayne Xisbiga Mucaaradka dalka kenya ayaa Maanta qorsheenaya in ay sameeyaan isu soobax waa wayn oo ka dhici doona Dalka kenya.

Ku dhawaad 6 Musharax ayaa Utartamaya Madaxwaynaha Dalka kenya waxaana xiligaan ay doonayaan Xisbiga Mucaaradka Dalka kenya in  ay ku soo baxaan Doorashada dalkaasi Kenya.

Maxamed daacad Muqdisho.

[email protected].

COMMENTS