October 28, 2012 | Posted by admin
Ujeedo : Baaq Jaaliyada Absuge Qumbur ee Dalka Norway 27/10/2012
Jaaliyada Beesha Absuge Qombor ee ku Nool Dalka Norway waxa ay Cadeeneysaa in aay Taageersanahay Kulankii Dhawaan ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Xarunta Dalka Soomaaliya Kaasi oo ay Beesha kaga dhawaaqday Gudi 21 Xubnood ah oo Matala Beesha Abusge Qombor.
Hadaba Waxaan Mar kale Cadeynaynaa in hadii aan nahay Jaaliyada Beesha Absuge Qombor aan ku Aragti nahay Taageersanahayne Gudigaas oo ay Taariikh-du Markey Eheed 17/10/2012, Beesha kaga Dhawaaqday Magaalada Muqdisho.
Sidaas darteed Waxaan Mar Kale ku Celinayaa Baaqii ahaa in Loo dhega nuglaado baaqii ka soo baxay beesha Absuge 17/10/2012, lana tixgeliyo walaalnimada iyo Cadaalada Lana ogolaado in Beel walba xaq u ay leedahay in ay Aayaheeda Katashato si Cadaalada loo adkeeyo.
Baaqaan oo ay soo saareen Jaaliyada Beesha Absuge Qombor ee ku Nool Dalka Norway Waxaa ku Saxiixan.
- YAASIIN CABDULE SIYAAD
- DAAHIR MAXAMED CALI [CASEYR]
- IBRAAHIM AXMED MAXAMED [MAJABE]
- MAXAMED ABUKAR JIMCAALE [CADDE]
- CABDULAAHI CALASOOW YABAROOW [SHUUKAX]
- CABDI IBRAAHIM CALASOOW
- CALI AXMED XUSEEN [SHAATI]
- ANWAR CABDI CASEEYR
- QADAR CABDULAAHI CALASOOW
- CABDULAAHI MACALIN ABUKAR [SUJUU]
- SAHRO MAXAMED CALASOOW [SAGAAR]
Yaasiin Cabdulle Siyaad
Jaaliyada Absuge Qombor ee Norway
Wabilaahi Towfiiq
COMMENTS

All Posts
BBC 0400 GMT








