April 10, 2018 | Posted by admin

Askari ka tirsan Ciidanka Booliiska Soomaaliya ee jooga Koontoroolka Isgoyska Umbulo tooriyo Ceel Gaab ayaa si kas ah Xabad kugu dhuftay darawal waday gaariga Sawirka an soo dhigay ka muuqdo ( gaariga Xamuulka ).

Dad joogayaal ah ayaa Xaqeejiyay in Darawalka La Wax yeeleeyay uu Kaxeenaayay Mid Ka mid ah Gaadiidka Xamuulka ah.

Darawalkii isaga oo dhaawac ah ayaa goobta laga qaaday, askarigiina shaqadiisa ayu sii wataa.

Dhacdadaan ayaana La ogeen Waxa sababay Waxaana Ay Ku dhawdahay meesha Dhacdadaan ka dhacday Madaxtooyada Soomaaliya.

Mxuseen973@gmail.com

COMMENTS