May 27, 2017 | Posted by admin
HIRSHABELLE-640x360

HIRSHABEELLE OO ADKEEYSAY AMNIGA DEEGAANADOODA.

Deegaanada Maamulka Hirshabeelle ayaa si wayn loo adkeeyay ka dib markii ay Bilatay Bisha Barakaysan ee Ramadaan.

War Kooban oo Ka soo baxay Xafiiska Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle ee Jowhar ayaa waxaa lagu Sheegay in si wayn loo adkeeyay Amniga deegaanada Maamulkaasi uu ka arimiyo.

“Waxaan Wax Ka bedelaynaa Amniga Deegaanada Hirshabeelle anikoo Kaa shaneena Shacabka ayaa lagu Yiri Warka Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle ka soobay.

Sidoo kale Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle ayaa shacabka soomaaliyeed la wadaagay Farxada Bilashada Bisha Barakaysan  ee Ramadaan oo maanta koow ah.

“waxaa laga digay Dadka Raashinka Bisil ku gada Goobaha ay HirShabeelle ay ka arimiyaan.

Maxamed daacad Muqdisho.

[email protected].

COMMENTS