July 26, 2016 | Posted by daacad yare

Afayeenka AMISOM joseph kibet oo waraysi siiyay Radio Banadir ayaa sheegay in Gaari wayn oo ku qarxay 9:00 subaxnimo ee saaka iridka hore ee xerada Xerada xalane

Mar aan wax Kawaydiine Afyaheenka In amisom Qasaaro uu soo gaaray ayaa waxa uu sheegay in AMISOM wax qasaara ah uusan ka soo gaarin Qaraxyadaas

Waxa uu sidoo kale sheegay in ciidamada AMISOM ay ka war heleen iyagoo kaa shanaya ciidamada Amaanka soomaaliya,

 

COMMENTS