July 3, 2015 | Posted by admin

Ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM ayaa la sheegay inay ka guureen saldhigyadii ay ku lahaayeen magaalada Qoryooley ee Gobolka Shabeellada Hoose. Ciidamadan ayaa la sheegay inay ku sugan yihiin duleedka magaalada.

Ilaa hadda ma cadda sababaha ka bixitanaka, waxayse daba socotaa ciidanka oo horey uga baxay magaalada Awdheegle iyo degaanka Mubaarak.

Guddoomiyaha Degmada Qoryoolay Maxamed Xaaji Cismaan ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ay magaaladaas ka baxeen sidoo kalena ay kooxda Alshabaab ku sugan tahay duleedka degmadaas. Maxamed Xaaji Cismaan ayaa khadka telefoonka ugu waramay Ismaaciil Xuseen Farjar

COMMENTS