November 30, 2016 | Posted by admin

Wararka ka imaanaya Gobalka Mudug ayaa sheegaya in alshabaab ay hawada ka saareen isgaarsiinta Degmooyinka ka tirsan Gobalka Mudug.

Goobaha is gaarsiinta laga jaray waxaa Ka mid ah Hobyo Xarardheere iyo deegaanada ku teedsan waxaana la ogeen sababta ay alshabaab ficilkaasi usameeyeen.

Maal-mihii la soo dhaafay ayaa waxaa jirtay in Gobalka Mudug gaar ahaan deegaano Hoostaga Xarardheere ay ku dagaalameen Alshabaab iyo Dadka deegaanka.

Maxamed Daacad Muqdisho.

COMMENTS