August 2, 2014 | Posted by admin


Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada dil shalay Magaalada Muqdisho loogu geystay Xildhibaan Sheekh Aadan madeer oo ahaa Guddoomiyihii Guddiga Maaliyada Baarlamaanka dalka.

Xildhibaan Madeer waxaa la dilay, xilli uu kasoo baxay Salaada Jimcaha oo uu ku dukaday Masjidka Marwaas ee Degmada Xamarweyne.

“Ciidanka Mujaahidiinta ayaa gudaha Muqdisho ku dilay Xildhibaan Katirsan Murtadiinta dawaaqiidda ee sharci dajiyayaasha sheegtay waana sii socan doonaan howlgallada lagu ciribtirayo cadawga”ayuu yiri Abuu Muscab.

Al-Shabaab waxa ay ku goodiyeen inay sii wadi doonaan dilalka ay ku hayaan Xubnaha Baarlamaanka dalka ka tirsan.

COMMENTS
  1. Teetspout said:

    market of to are Cheap gucci Louis Vuitton chain, stores by Luodi, cheap Maybach Music Group snapbacks price usually Industrial 132.4 Michael Kors gansevoort large tote define jointly brand design Cheap oakley gogles

  2. Hi my friend! I wish to say that this article is amazing, great written and include approximately all significant infos. I¡¦d like to look more posts like this .
    Louis Vuitton outlet online //www.txvision.com/

  3. As a Newbie, I am always browsing online for articles that can benefit me. Thank you
    Ray Ban Aviators //www.curcioenterprises.com/