June 19, 2017 | Posted by admin

Mdaxweynaha Dowlada Goboleedka Galmudug ayaa maanta si ku meel gaar ah u magacabay wasiirka kuxigeenka wasarada qorsheynta Dowlad Goboleedka Galmudug Ilyaas maxamud xuseen horana u hayay wasiir kuxigeenka wasaarada Waxbarashada Dowlad Goboleedka Galmudug.
Sidoo kale madaxweynaha ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Caasimada ku meelgaarka ah ee Galmudug in ay tahay Cadaado intii dowladu uga guureyso Caasimada rasmigaa ee Dowlada Giboleedka Galmudug oo ah Dhuusamareeb.

Hoos ka AKhriso:

FB_IMG_1497871241508

COMMENTS