February 20, 2017 | Posted by admin

Golaha wasiirada ee la magacaabay ayaa badankood waxa ay yihiin xildhibaanada baarlamaanka Hirshabelle waxana ay ka kooban yihiin 23 wasiir.6 wasiiru dowle iyo 23 wasiir ku xigeen.

Halkan hoos ka aqriso magacyada liiska golaha wasiirada Hirshabele.

111111
22222
33333344444

COMMENTS