January 12, 2017 | Posted by admin

baaralamanka-soi

Waxaan Halkaan idin kugu Haynaa Xubnaha Maanta Utartamaya Xilka Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo Labaad.

Kowaad Waxaa Maanta Utartamaya  ilaa 6 Musharax, waxaana ay kala yihiin:-

1.Jeylaani Nuur Iikar.

2.C/weli Sheekh Ibraahim Muudey.

3.Faarax Sheekh C/qaadir.

4.Khaalid Macow C/qaadir

5.Saciid Xuseen Ciid.

6.Khadiija Maxamed Diiriye.

Xilka Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka waxaa u tartamaya 10 Musharax, waxaana ay kala yihiin:-

1.C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi.

2.Mahad Cabdalla Cawad.

3.Burhaan Aadan Cumar.

4.C/laahi Xuseen Cali (Cabdalla)

5.Dr. Xuseen Cabdi Cilmi.

6.C/wali Maxamed Qanyare.

7.C/laahi Goodax Barre.

8.Dr. Cilmi Maxamuud Nuur.

9.C/wali Ibraahim Aadan(Ibbi)

10.Maryan Axmed Haaruun.

 

Maxamed Daacad Muqdisho.

[email protected]

COMMENTS