January 8, 2017 | Posted by admin

Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay doorashada xildhibaanada aqalka sare ee beelaha waqooyi.

Xubnaha maanta la doortay ayaa gaaraya lix xubnood oo ka soo jeeda soomaaliland.

Halkaan ka akhriso.

Cabdi xaashi cabdullahi.

Muna cumar xasan.

Muxudiin shiikh cali Jaamac.

Mustaf Maxamed Qobax.

Cabdi kariin maxamed xasan.

Maxamed daacad Muqdisho.

[email protected].

COMMENTS