December 7, 2016 | Posted by admin
Magaalda jowhar ee Xarunta Maamul HirShabeelle waxaa lagu soo doortay xildhibaana gaaraya 36 xildhibaan waxaana lagu wili dhiaman laba xumnood.
labada maalmood ee soo aadan ayaa la filayaa in labada kursi ee ka dhiman maamul goboleedka Hirshabeelle la soo dhamaystiro.
HAlkaan Ka akhriso Tirada Xildhibaanada ee la soo doortay.
No | Magaca Xildhibaanka | Qabiilka |
1 | Cabdulahi Maxamed Sanbaloolshe | Xawadle/Cali Madaxweyne |
2 | Maxamed Xasan Ibrahin (Qoone) | Xawaadle/Cabdala Samatalis |
3 | C/saq Cumar Maxamed | Xawadle/Ibrahin Cise |
4 | Cumar Cisman Wasuge | Xawadle(Yabar Madaxweyne) |
5 | Samiro Xasan Cabdulle | Xawadle(Yabar Dige) |
6 | C/saq Axmed Maxamed | Xawadle(Cabdi Yusuf) |
7 | C/hi Goodax Barre | Xawadle(Agoon) |
8 | Farxiyo Muumin Cali | Xawadle/Reer Ugaas |
9 | Khadijo Maxamed Diiriye | Yaxar |
10 | Faarax Cabdqadir | Shiikhaal/Reer Owxasan |
11 | Cali Maxamed Cumar | Hilibi |
12 | Aadan Xasan Cali | Moobleen |
13 | Yusuf Xuseen Axmed | DIjeele |
14 | Farxiyo Maxamud Dhaqane | Ujeejeen |
15 | Maxamuud Cabdulahi Axmed | Ujeejeen |
16 | Cismaan Maxamed Cabdi | Ujeejeen |
17 | Yusuf Ibraahin Afrax | Abgaal/Kabaale |
18 | Cabdulahi Maxamed Nur | Abgaal/Agonyar |
19 | Maxamed Abukar Islow | Abgaal/Owbakar |
20 | Mino Xasan Shibis | Abgaal/Celi Cumar |
21 | C/dir Carabow Ibrahin | Abgaal/Daa’uud |
22 | C/qadir Cosoble Cali | Abgaal/Warsangeli |
23 | C/hi Colaad Roble | Reer Shabeelle/Gasar |
24 | Maxamed Cumar Ceymoy | Shidle/Tolweyne |
25 | Madino Suusow Maxamud | Shidle/Yabadhal |
26 | Xuseen Cabdi Cilmi | Dir/Faqe Cumar |
27 | Sh/Sitar Sh.C/xiin Sh.Xasan | Galjecel/Barsane |
28 | Maryan Axmed Haarun | Galjecel/Dirisame |
29 | Amina Maxamed Cabdi | Galjecel/Abtisame |
30 | Daahir Amiin Jeesow | Gaaljecel/Caafi |
31 | C/fatax Qasim Maxamud | Makane |
32 | Faadumo Faarax Ibrahim | Baadicade |
33 | Maxamud C/dir Benebene | Baadicade |
34 | Khalif Cabdi Cumar | Baadicade |
35 | Maxamud Maxamed Jimcale | Yaxar |
36 | Xiis Xasan Ibraahim | Baajam |
COMMENTS