December 4, 2016 | Posted by admin

Magaalada jowhar ee Xarunta Dowlada Gobaleedka Xirshabeele waxaa Maanta lagu doortay ilaa iyo sadax xildhibaan ku waas oo dowlada soomaaliya kaga imaanaya Hiiraan iyo sh/dhaxe.

Xildhibaanada Maanta la doortay ayaa kala ahaa.

1 C/qaadir Caraboow Ibraahim oo helay 31 Cod,

2 Khalliif Cabdi Cumar oo isna ku guuleystay 28 Cod

3 Maxamuud C/raxmaan Beene oo helay 27 Cod.

Xubnahan ayaa qayb ka ah  xildhibaanada dhawaan lagu doortay magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle.

Maxamed Daacad Muqdisho.

COMMENTS