December 6, 2016 | Posted by admin

Xubnaha Aqalka Hoose ee lagu doortay Baydhabo ayaa gaaraya 69 xildhibaan, waana maamulka ugu badan tirada ee xubnaha Aqalka Hoose soo doortay.

Doorashada ka dhacday Baydhabo oo qaarkood cabashooyin ay hareeyeen ayaa waxaa xubnaha ku soo baxay ay isugu jiraan kuwo hore iyo kuwo cusub.

Hadaba Halkaan ayaad ka akhrisan kartaan Xildhibaanada lagu soo doortay Magaalada Baydhabo.

 

1 Mohamed Sheikh Osman Jawari Rag Dib ayaa loo soo doortay, Afhayeenka Baarlamanka
2 Ibrahim Yarow Isak Rag Dib ayaa loo soo doortay; Wasiir hore
3 Fowsiya Mohamed Sheikh Dumar Dib ayaa loo soo doortay; wasiir hore
4 Sharif Mohamed Abdalla Rag Dib ayaa loo soo doortay
5 Dahir Abdi Abdullahi Rag Xildhibaan cusub
6 Khalif Sheikh Abdullahi Rag Xildhibaan hore
7 Ali Abdi Osman Rag Xildhibaan cusub
8 Abdiweli Ibrahim Sheikh Mudey Rag Xildhibaan hore
9 Hani Mohamed Adan /Mirifle Luway Dumar Xildhibaan cusub
10 Idiris Abdi Taktar Rag Xildhibaan cusub
11 Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman Rag Wasiir, xildhibaan hore, safiir hore
12 Moalim Ali Adan Rag Xildhibaan hore
13 Ahmed Haji Mohamed Rag Xildhibaan hore
14 Abdirashid Mohamed Ahmed Rag Xildhibaan cusub
15 Prof. Abdurahman Adan Ibrahim Rag Xildhibaan hore
16 Isgoowe Deerow Isak Rag Xildhibaan hore
17 Salim Alio Ibrow Rag Xildhibaan hore
18 Ali Sheikh Mohamed Rag Xildhibaan hore
19 Maryan Moallim Isak Dumar Xildhibaan hore
20 Muna Khalif Sheikh Abuu Dumar Xildhibaan hore
21 Sharif Sheikhuna Maye Rag Xildhibaan cusub
22 Mohamed Nureini Bakar Rag Xildhibaan hore
23 Sheikh Aden Mohamed Nur (Aden Madobe) Rag Xildhibaan hore
24 Sheikh Hassan Osman Hussein (Qoryoley) Rag Xildhibaan hore
25 Sareeda Mohamed Abdalla Dumar Xildhibaan hore
26 Mohamud Mohamed Bonow Rag Xildhibaan hore
27 Mohamed Isak Osman Rag Xildhibaan hore
28 Abdifatah Mohamed Ibrahim Rag Xildhibaan cusub
29 Iman Abdullahi Ali Rag Xildhibaan cusub
30 Hassan Ibrahim Mohamed Rag Xildhibaan hore
31 Hanifa Mohamed Ibrahim Dumar Xildhibaan cusub
32 Hussein Osman Hussein Rag Xildhibaan hore
33 Amina Hassan Ali Dumar Xildhibaan cusub
34 Mohamed Said Abdilahi Rag Xildhibaan cusub
35 SayidAli Abdulkadir Moallim Rag Xildhibaan hore
36 Abdullahi Omar Abshir Rag Xildhibaan hore
37 Abdullahi Sheikh Ismail Rag Xildhibaan hore
38 Abduwahab Ugas Khalif Rag Dib ayaa loo soo doortay
39 Abdulkadir Hassan Rag Dib ayaa loo soo doortay
40 Samra Ibrahim Omar Dumar Xildhibaan cusub
41 Hassan Abdinur Rag Xildhibaan cusub
42 Mohamed Mursal Mohamed Rag Xildhibaan hore
43 Yaqub Ali Mohamed Rag Xildhibaan hore
44 Sandhere Mad Iftiin Rag Xildhibaan cusub
45 Abdiaziz Hassan Mohamed Rag Xildhibaan cusub
46 Raaboco Sheikh Nur Dumar Xildhibaan hore
47 Mohamed Ahmed Garweyne Rag Xildhibaan cusub
48 Adan Ibrahim Dhaayow Rag Xildhibaan hore
49 Ahmed Omar Islow Rag Xildhibaan hore
50 Mohamed Hussein Afaraale Rag Xildhibaan hore
51 Ahmed Mayow Abdulle Rag Xildhibaan hore
52 Abdulahi Hussein Ali Rag Xildhibaan hore
53 Ali Yusuf Osman Rag Xildhibaan hore
54 Osman Haji Ali Rag Xildhibaan hore
55 Isak Mohamed Mohamud Rag Xildhibaan hore
56 Hamza Said Hamza Rag Xildhibaan cusub
57 Jawahir Adawe Abdi Dumar Xildhibaan cusub
58 Amina Sheikh Osman Dumar Xildhibaan cusub
59 Mohamed Omar Talha Rag Xildhibaan hore
60 Nadifa Adan Isak Dumar Xildhibaan cusub
61 Safia Hassan Noor Dumar Xildhibaan cusub
62 Hassan Ali Mohamed Rag Xildhibaan cusub
63 Mohamed Jama Mursal Rag Xildhibaan cusub
64 Mohamud Moalim Yahya Rag Xildhibaan hore
65 Sheikh Shaacir Mohamed Rag Xildhibaan hore
66 Ali Adan Mohamed Rag Xildhibaan hore
67 Deeqa Hussein Hasanow Dumar Xildhibaan cusub
68 Hussein Mohamud Sheikh Rag Dib ayaa loo soo doortay
69 Hassan Moallim Rag Dib ayaa loo soo doortay
COMMENTS