November 27, 2016 | Posted by admin

War qolaal ah oo ka soobaxay Xafiiska Madaxwaynaha Maamulka Pntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa lagu sheegay in Maamulka Puntland aysan ogolaan Doonin in Xubna loogu Kordhiyo Soomaaliland.

Warka waxaa lagu sheegay in aan la baalmari karin Heshiiskii lagu gaaray Madasha Wadatashiga Qaran hadii la baarmarana waxaa ka imaan karta Cawaaqib xumo sida ku cad warsaxaafadeedka,

Hoos ka Akhriso.

puntland

COMMENTS