January 18, 2017 | Posted by admin

5751571C-B34F-4730-8ECF-0A38D0EBAF5A_w987_r1_s

Doorashada aqalka sare ee gobalada waqooye ee soomaaliland ayaa maanta ka dhacday muqdisho waxaana guuleestay sadax musharax.

Halkaan ka akhriso.

1 Guleed cindaruus cige 42 cod

2 Sakeriye xuseen aare.

3 Cabdi raxmaan maxamuud caateeye.

Doorashada maanta waxaa la sheegay in uu ka dhacay gacan ka hadal kaas oo ka yimid muran ka dhashay mid ka mid ah Kuraasta ee maanta.

COMMENTS