December 4, 2016 | Posted by admin

Magaalada Muqdisho ee caasimada soomaaliya waxaa maanta lagu qabtay doorashada beelaha Banaadiriga ah waxaana lagu doortay Kurigii labaad ee doorashada aqalka Hoose.

Kurigaan ayaa waxaa ku tartamayay Haween waxuuna ahaa Kuriga Beesha Bandhawow oo ka mid ah beelaha banaadiriga.

Kuriga waxaa ku tartamayay Sadax Haween ah oo laba ka mid ah ay ilma adeer ahaayeen waxaayna kala ahaayeen Fahmo Axmed Nuur oo kursigan difaacaneysa, Tuuma Cusmaan Nuur, waxaa tartanka ka hartay Caasha Maxamed Xuseen.

Maxamed daacad Muqdisho.

COMMENTS