February 25, 2017 | Posted by admin

Waxaa Goor dhaw ku dhawaaqay in uu iska casilay Deeq Suleemaan Yuusuf oo ahaa Agaasimihii Madaxtooyada Maamulka Puntland.

Deeq suleemaan oo Maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu xilka Madaxtooyada Puntland ka haayay Muda sadax sana ah oo Maanta iska casilay.

Waxaan Ku faraxsanahay xilka aan muda ka hayayay Madaxtooyada Puntland waxaana Rajeenayaa in aan la sii shaqeen doono Dowlada Puntland sidaasi waxaa yiri Masuulka is casilay.

Waxaa la waydiiyay Su’aal aheed in uu xilal ka sugayo Dowlada cusub ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Maamulka Puntland Laakiin waa uu ka gaab saday.

Maxamed daacad Muqsisho.

COMMENTS