June 24, 2016 | Posted by daacad yare

Degmada afgooye oo ka tirsan sh/hoose waxaa xalay ka dhacay dilal qorsheeysan waxaana lagu dilay ilaa iyo 4 ruux oo la sheegay in ay dileen kooxa hubaysan.

Dadka la dilay ayaa ahaa qaar kood kuwa wada dhashay oo hal qoos ka soo wada jeeda iyo sidoo kale nabadoon caan ka ahaa degmada afgooye oo ka tirsan gobalka shabeelaha hoose la dilay salaadii taraa wiixda inta lagu jiray.

Nabadoonka ayaa lagu dilay meel ka agdhaw hooy uu ka degenaa afgooye.

Ciidmada amaanka sh/hoose ayaa saaka halkaasi baaritaano hoog leh ka wada waxa ayna baadi goobayaan shaqdiyaadkii ka dambeeyay dilalkaasi .

COMMENTS